Hargeysa(RH)Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qeyb-galay soo dhaweyn loo sameeyey 20 ka mida Shaqaalaha Dawladda Somaliland oo kasoo qalin jabieyey Jaamacada Shaqaalaha Dawladda ee heerka labaad ee Waxbarashada.
Radio Hormuud Studio 2 Hargeysa/Somaliland
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse biixi Cabdi Waxa Uu Wareegto Madaxweyne Oo Summaddeedu Tahay /JSL/XM/WM/222-350/072019 ,Uu Cafis U Fidiyey Maxaabiista laga soo wareejiyey Dalka Seycheles ee u xidhnaa falalka Budhcad-badeednimo
Waxaanay U Dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad xubintiisa 5aad;
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu soo-saarey wuxuu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumaddiisa.
Wareegtadaasi oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Xafiiska Warqabadka ee Radio Hormuud ayaa dhignayd sidan:-
Xil Ka-qaadis
Madaxweynuhu wuxuu xilalkii ay hayeen ka qaaday masuuliyiintan hoos ku xusan:-
Hargaysa (RH)Gudoomiyaha maxakamadda sare Ee Somaliland oo uu weheliyaan gudoomiyaha hayada shaqaalaha dawlada iyo agaasimaha maxadka tababarka shaqaalaha dawalada ayaa maanta tababar usoo xidhay 102 xubnood oo ka tirsan garsoorayasha iyo kalkaaliyeyaasha maxakamadaha dalka
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay qorshaha shanta sano ee soo socota ay ku hawlgeli doonto hay’adda dhawrista tayada Somaliland.
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wefti ballaadhan oo ka socda jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa oo uu hoggaaminayo wakiilka gaar ah ee xog-hayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, Ambassador James Swan.
Hargeysa(RH)Shir ballaadhan oo ay maanta madaxtooyada ku yeesheen madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, guddoomiyayaasha xisbiyada WADDANI iyo UCID, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Faysal Cali-waraabe iyo saraakiil sarsare oo ka tirsan saddexda xisbi qaran, ayaa lagu soo afmeeray guud ahaanba caqabadihii iyo murankii ka taagnaa qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka, waxana laga soo saaray qodobbo heshiis ah oo lagaga gudbayo caqabadah
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay mashruuc ballaadhan oo ay shirkadda DAHABSHIIL Group dalka ku keentay gaadiid casri ah oo ay farsamaysay shirkadda Hyundai ee laga leeyahay waddanka koonfurta Kuuriya.
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa soo dhaweeyey isla markaana bogaadiyey Hoggaamiyaha cusub ee xisbiga Conservative ahna Ra’iisul-wasaaraha cusub ee UK Mr. Boris Johnson.
Djibouti(RH)Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Gaashandhiga Jamhuuriyada Somaliland Md. Cabdiqani Maxamuud Cateeye (Fariid) Ayaa Maanta lagu Soodhaweeyey Dalka Jabuuti
Pagination
- Previous page
- Page 52
- Next page