Hargeysa(RH)Wararka Naga soo gaadhaya Gobolka Sanaag ayaa xaqiijinaya in goordhaweyd la dilay taliyihii Xabsiga Gar-Adag Gashaanle Cabdilaahi Axmed Tallan iyo Taliye ku xigeenkii Saldhiga Booliska degmada Gar-Adag Laba Xidigle Nuur Aw Cali Nuux
Hargeysa(RH)Wararka Naga soo gaadhaya Gobolka Sanaag ayaa xaqiijinaya in goordhaweyd la dilay taliyihii Xabsiga Gar-Adag Gashaanle Cabdilaahi Axmed Tallan iyo Taliye ku xigeenkii Saldhiga Booliska degmada Gar-Adag Laba Xidigle Nuur Aw Cali Nuux
Hargeysa(RH)Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Heegan Buuxa la galiyey u diyaargarowga xuska Munaasibada 18 May Awgeed .Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Sareeya Gaas Cabdillaahi Fadal Iimaan oo ka Hadley U jeedada ka damabaysa in ciidanka Heegan la galiyo ayaa waxaa uu yidhi:-
Hargeysa(RH)Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ahna guddoomiyaha guddida qaban qaabada 28 Guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madax-bannaanida Somaliland oo warbaahinta xafiiskiisa kula hadlay ayaa sheegay in xuska dabaal dega maalinta qaranimada Somaliland ee 18-ka May la qaban doono Maalintii ay ku taariikhaysneyd ee 18 bisha Shanaad.
Nairobi(RH)Warbaahinta dalka Kenya ayaa si weyn u qaada dhigtay xafiis dawladda Kenya ka furanayso Somaliland. Wargeysyada Kenya ayaa tilmaamay in tallaabada Kenya ku doonayso in ay Danjire Philip Mundia Githiora ugu magacowdo Somaliland tahay mid ishaaraysa in Kenya kor u qaadayso xidhiidhka Somaliland.
Burco(RH)Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland ayaa maanta Magaalada Burco Tabobar uga furay 50 xubnood oo ka kala socday beeralayda deegaanka Beer ee gobolka Togdheer.
Hargeysa(RH)Xukuumadda Somaliland ayaa xabsiga ka sii daysay laba dumar ah oo magaalada Hargeysa ku xidhna saddexdii bilood ee u dambeeyay. Haweenka ayaa lagu xukumay xabsi dhan laba bilood iyo badh kadib markii lagu eedeeyay in ay isticmaaleen daroogo.
Hargaysa(RH)Gudida Doorashooyinka qaranka somaliland ayaa Maanta Xafiiskooda Kulan Albaabadu U Xidhnayeen Kula qaatay xisbiyadda kulmiye iyo ucid kuwaas oo ay kala hadleen sidii loo dardar galin lahaa sidii doorashadu u qabsoomi lahayd.
Hargeysa(RH)Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid Ee Somaliland ayaa maanta Heshiis Wada Gaadhay Uu ka maqanyahay Xisbiga Waddani ,labadan Xisbi ee Ucid iyo Kulmiye ayaa sheegay inay ku fashilmeen wadda hadaladii mudada u socday saddexda xisbi qaran sidaa daraadeedna ay labadooda xisbi oo keli ahi gaadheen heshiis rasmiya.
Burco(RH)Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Jamhuuriyadda Somaliland Md.
Hargeysa(RH)Waxaa maanta Magaalada Hargeysa ka Furmey Shir lagu ansixinayo Siyaasadda Shaqo Abuurka Qaranka Somaliland ,shirkan ayaa socon doona mudo laba maalmood ah waxana shirkaasi inta uu socdo lagu lafa-guridoonaa qabyo-qoraalka siyaasadda Shaqo Abuurka Qaranka oo ay si wada jir ah iskaga kaashadeen Hay’adda Shaqaalaha Dawladda iyo Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska oo uu taageerayo Baanka Adduunku.