Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo Maalmihii u dambeeyey safar shaqo ugu maqnaa waddanka Imaaraadka Carabta, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo Maalmihii u dambeeyey safar shaqo ugu maqnaa waddanka Imaaraadka Carabta, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.
Hargeysa(RH)Fadhigii 21aad ee Golaha Wakiillada Somaliland oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa lagaga Dooday Wax-ka beddelka iyo Kaabista Xeerka Is-maamulka Gobollada iyo Degmooyinka Xeer Lr.23/2002
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo oo muddo kooban qaadan doona ugu ambo baxay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.
Laas-geel(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqday goobta Aasaarta qadiimiga ahi ku duugan tahay ee Laasgeel, waxana uu soo indho-indheeyey xaaladda ay sugan tahay goobta taariikhiga ah ee dalxiiska loo tagaa.
Hargeysa(RH):-Roobab lagu diirsaday ayaa ka da’ay deegaano ka tirsan gobolada Sool iyo Xaysimo oo ay ka jirtay abaar baahsan iyo biyo la’aan taabatay nolosha dad iyo duunyo.
Hargeysa(RH):-Wasiirka wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa 194 Arday oo Xaafidul Qur’aan ah u furay tartan oo saddexda arday ee ugu sarreeyaa dalka Jabuuti kaga qaybgeli doonaan Tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee bisha barakaysan ee Ramadaan oo lagu qabanayo magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti.
Berbera(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga magaalada Berbera ee gobolka Saaxil, ayaa maanta xadhigga ka jaray mashaariic waddooyin iyo dhismeyaal isugu jira oo laga hirgeliyey gudaha magaalada magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.
Hargeysa(RH)Fadhigii 19aad ee Golaha Wakiillada oo uu shir-guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Axmed-Yaasiin Sh. Cali Ayaanle oo ay ka soo qayb-galeen 45 Mudane ayaa waxa lagaga Dooday Wax-ka beddelka iyo Kaabista Xeerka Is-maamulka Gobollada iyo Degmooyinka Xeer Lr.23/2002 oo maalmahan Bulshadu aad u hadal haysay
Berbera(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xadhigga uga jaray Qalab cusub oo lagu soo kordhiyey Adeegyada Dekeda Berbera kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen saddex wiish (Mobile Harbor Crane) oo cusub loogu talo-galay rarka iyo dejinta badeecadaha kala duwan ee dekedda Berbera ka dhoofaya iyo kuwa ka degayaba.
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-293/042019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Wareegto Madaxweyne