Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuc ballaadhan oo dhidibbada loogu taagayo qorshaha Istiraatiijiyadeed ee waxbarashada qaranka.
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuc ballaadhan oo dhidibbada loogu taagayo qorshaha Istiraatiijiyadeed ee waxbarashada qaranka.
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahayJSL/XM/WM/222-172/072018, uu xil ka qaadis, magacaabid iyo isku-bedel ku sameeyey masuuliyiin ka mida xukuumaddiisa.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay wufuud ballaadhan oo ka kala socota Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa iyo urur-goboleedka IGAD.
Hargeysa(RH)Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Maanta Cod Aqlabiyad Ah Ku Meelmariyey Xeerka kufsiga Iyo Xakameynta Jinsiga Dalka..
Fadhigan maanta Ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shir-gudoominaayey Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golahaasi Md- Cali Yuusuf axmed Ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay cod gacan taag ah ku ansixiyeen xeerka
Hargeysa(RH)Allah ha u naxariistee waxaa Maanta Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Abwaan/Xildhibaan Jaamac Axmed Faarax (Jaamac Riyo) oo ka tirsanaa golaha Guutida Somaliland.
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada marti-qaad gaar ah ugu sameeyey arday xafidday Qur’aanka kariimka ah oo ka qalin-jabisay mac-hadadka AFLAX.
Muqdisho(RH)Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta daah-furay shirka caalamiga ah ee waxbarashada sare oo diiradda lagu saarayo hannaanka waxbarashada sare ee bulshooyinka colaadaha kasoo kabanaya.
Dubai(RH)Xukuumada Somaliland ayaa xadhiga kaga jartay munaasibad loo qabtay sare u qaadida meeqaamkii xafiiska JSL ee dalka Imaaraadka Carabta.
Ceel-Afweyn(RH)Waxaa maanta dib u furmay shirkii nabadaynta ee deegaanka Ceel Afweyn kaasi oo muddo shan maalmooda hakad galay si loo soo dhamaystiro baahiyaha aasaasiga ah ka qabyada ahaa labada dhinac,
Hargeysa(RH)Wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigelinta JSL, ayaa ugu baaqayday inay faraha kala baxaan shaqada dawladdda, dad sheegtay inay qiimayn ku samaynayaan xubnaha golaha wasiirrada, maadaama oo aan loo aqoonsanayn Akaadamiyad cilmi, Waxa kaloo xukuumaddu ay qiimaynta shakhsiyaadku wadaan ku sifeysay mid aan cilmi ku dhisnayn, sidaas