Hargeysa(RH)Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta wax dambi ah ku weyday Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo ka mida ah Hawl-buurada Somaliland isla markaana mudo 42 Cisho ah ku xidhnaa Jeelka weyn ee magaalada Hargeysa.
Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex waxay ku dhawaaqday in ay Abwaan Cabdiraxmaan Abees ku weday dhamaan eedihii iyo Dambiyadii ay Xeer ilaalintu ku soo oogtey