Hargeysa(RH)Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Khudbad Sannadeedka Dastuuriga ahayd ee Sanadkan 2020 ka Horjeediyey Labada Gole Baarlamaan Ee Somaliland
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Khudbad Sannadeedka Dastuuriga ahayd ee Sanadkan 2020 ka Horjeediyey Labada Gole Baarlamaan Ee Somaliland
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne, uu ku Aas-aaska Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada Jamhuuriyadda Somalilland.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Wareegto Madaxweyne
Aasaaska Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada
Hargeysa (RH)Guud ahaan Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dareenkoodu mar qudha cirka isku-shareeray, kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in la weedhaaminayo qorshe Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo uu ku imanayo Magaalada Hargeysa, taas oo sida la tibaaxay ay ku howlan yihiin hoggaamiyeyaal ay kamid yihiin Reysal-wasaaraha Itoobiya Abbiy Axmed.
Laascaanood(RH)Maayarka Degmada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Cabdicasiis Maxamed Xuseen Taarwale ayaa shaaciyey inay xalay 11kii habeenimo ku guulaysteen inay bakhtiiyaan dab qabsaday Dooxada Ooda-gooye ee bariga Laascaanood.
Hargeysa(RH)Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta warbixino ka dhagaystay Guddiyada Arrimaha Dibada ,Nabadgalayada Iyo Guddida joogtada Ee Golahaasi.
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ku Joogay Dalka Itoobiya ayaa galabta Dalka dib ugu soo laabtay
Waxaana soo noqoshada madaxweynaha iyo weftigiisa warbaahinta uga warbixiyey wixii u qabsoomay intii ay ku sugnaayeen dalka itoobiya iyo kulamadii kala duwanaa ee ay la yeesheen madaxda qaarada Afrika, wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayey ayaa galabta safar shaqo ugu baxay dalka Itoobiya, safarkaas oo qaadan doona maalmo kooban.
Hargeysa(RH)Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland ayaa furtay kulan Hawleed lagaga hadlaayey sidii loo dejin lahaa sannadka 2021-ka Miisaaniyad dhamaystiran oo raacda hab raaca miisaaniyadda Qaranka Somaliland.
Hargeysa(RH):-Maxkamadda sare ee ciidamada Qaranka JSL ayaa xukunno Dil iyo Xadhig ah ku riday Sadex Rafcaanle oo Ka Tirsanaa Ciidamada Booliska Somaliland.
Sida lagu sheegay War qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada Qaranka JSL Gaashaanle Sare Saleebaan Muuse Xasan Ayaa lagu yidhi sidan:-
Hargeysa(RH)Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socday hay’adda UNCDF oo u qaabilsan adduunka horumarinta dhaqaalaha ee dawladda hoose oo uu hoggaaminayey David Jackson oo ah agaasimaha guud ee 39-ka dawladdood ee ka soo koraya dhinaca dhaqaalaha.