Hargeysa (RH):-Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa maanta furay shir lagu qiimaynayo waxayaabihii wasaaradda u qabsoomay sannadkan sii dhamaanaya ee 2020 iyo falanqayn lagu samaynaayo qorshayaasha sannadka cusub ee 2021-ka.