Hargeysa(RH)Wasaaradda shaqo gelinta, Arrimaha bulshada iyo Qoyska Somaliland ayaa shaacisay in maalinta berri ay shaqaalaha rayidka ahi shaqada fasax ka noqon doonaan xuska maalinta dhalashadda nebiga awgeed.
Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda shaqo-galinta, Arrimaha bulshada iyo Qoyska Md. Maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase) Oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay Xafiiska Wararka Radio Hormuud ayaa dhignaa sidan:-