Hargeysa(RH):-Komishanka Xuquuqal iinsaanka Somaliland ayaa walaac xoogan ka muujiyey xaalada 35 Hablood oo mudo ku xidhan Xabsiga Magaalada gabiley kuwaasi oo 26 June laga soo xidh-xidhay Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ilaa hadana aan Maxkamad la horgeyn.
Komishanka Xuquuqal iinsaanka Somaliland ayaa sheegay in hablahaasi ay ku xidhan yihiin goob cidhiidh ah .
Category