Hargeysa(RH)Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa ka warbixiyey kor u kac ku yimid qiimaha Shilling-ka Somaliland, iyaga oo is bar-bar dhig ku sameeyey waddamada Sicir bararku uu ka jiro iyo sababaha keenay hoos u dhaca iyo kor u kaca lacagaha.
Sidaasina waxaa lagu sheegay Warsaxaafadeed uu soo saaray Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac ( Baqdaadi) Oo u dhignaa sidan:-
Category