Hargeysa(RH)Waxaa maanta magaalada Haggeysa lagu qabtey Munaasibad lagu dhagax-dhigayey jidka isku xidhi doona Somaliland iyo Ethiopia gaar ahaana magaalooyinka Berbera iyo Wajaale (Berbera Corridor) oo dhismihiisu dhawaan bilaabi doono. isla markaana ay mashruucan ku bixi doonto lacag dhan $111,000, (Boqol iyo kow toban milyan oo dollar), loona qorsheeyey inuu si rasmi ah u bilaabmo 15-ka bisha saddexaad (March) ee 2019-ka.
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
Category