Hargeysa(RH)Wasaarada Ganacsiga,Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland ayaa Goaan ka soo saartey Lacagaha Khidmada ah ee Ay Qaadaan Wakiilada Maraakiibta ee ka soo daga Dekeda Magaalada Berbera Taasi oo maalmihii u dambeeyey Khilaaf ka jirey .
Sidaasina waxaa lagu sheegay Qoraal maanta ka soo baxay Xafiiska wasiirka wasaarada Ganacsiga,Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland Maxamuud Xasan Sacad
Waxaana Wakiilada Maraakiibta lagu Amrey lacagaha Khidmada ah ee ay ka qaadaan Mulkiilayaasha Badeecadaha la soo dagaya in maanta wixii ka dambeeya lagu saleeyo Shixnad Noqotana lacagtaasi 85 Dolllar