Hargeysa(RH):-Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa beesha Caalamka la wadaagtay Mudaharaadadii maanta ka dhacay Magaalada Hargeysa ee ay soo abaabuleen Xisbiyada Mucaaridka Somaliland.
Sidaasina Waxaa lagu sheegay War-Saxaafadeed ka soo baxay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland.
Category