radiohormuud July 18 / 2021 Xildhibaanada baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa maanta kalfadhi ku leh Jigjiga halkaas oo ay kaga doodayaan ajanddayaal dhowr ah iyo ansixinta xeerar kala duwan. Category Warar